Masar Iyo Ethiopia oo Hashiis ka Gaadhay Xiisadda Biyo Xidheenka Ethiopia ka Dhisayso Blue Nile-ka…
Addis Ababa, (SM) – Ethiopia iyo Masar ayaa waxa ay isku waafaqeen inay sii wadaan wada hadalo ku saabsaan saamaynta uu yeelan karo Biyo xidheenka Ethiopia ka dhisayso webiga Blue Nile-ka si dhulka…
Afar Qof oo Ajaanib ah ayaa Ku Dhintay Weerar Ismiidaamin aha oo Saaka Lagu qaaday Xarunta UNDP ee Magaaladda Muqdisho….
SARAAR MEDIA – Afar Qof oo ajnabi ah ayaa Maanta ku dhintay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo…
Mudane Cabdiraxmaan Saylici oo Boorama u Tegay Xal u Halista Dilka ka Dhacay Xariirad….
Borama(Saraar Media)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylaci, ayaa gaadhay magaaladaBoorama lana shiray Salaadiinta iyo odayaal dhaqameedka gobalka Awdal, isla markaasna soo jeediyay in dawlada lagu garab galo sidii loo soo qaban lahaa…
Guurtida Oo Ku Talisay In La Abuuro Xeer Lagu Joojiyo Tahriibka iyo Arimo kale oo Bulshadda Dhibaato ku haya…
Hargeysa (Saraar Media) – Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shalay war-bixin dhinacyo badan taabanaysay ka dhageystay guddida arimaha bulshada ee Golahaasi, waxayna markaa ka dib xildhibaanadu war-bixintaasi ka dhiibteen fikrado la xidhiidha sidii waxqabad…
Baatroolkii Gawaadhida oo Laga La’yahay Kaalmaha Shiidaalka ee Goboladda Somaliland….
Hargeysa (Saraar Media) – Gaadiidka yar yare ee raaxada ah ee isticmaalaya Batroolka ayaa labadii maal mood ee ugu dambaysay isla daba wareegaya batrool la’aan iyadoo qaarkood lagaga dhaqaaqay goobihii ay ku goosteen…
Maayirka Caynabo oo Wasaaradda Arimaha Gudaha Ku Eedeeyay Khailaafka Cashuurta ee Ka Taagan Gobolka Saraar….
Caynabo, (SM) – Magaaladda Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar ayaa waxa ka taagan khilaaf Cashuureed oo Wasaarada Arimaha Guduhu sababtay kadib markay laba Wiig gudahood iska soo daba saartay laba wareegto oo is…
Suuqa Ugu Weyn Magaaladda Gaarisa oo Markale Gubtey….
SARAAR MEDIA – Suuqa ugu weyn Gobolada Waqooyi Bari ee dalka Kenya ee Suuq Mugdi ayaa mar kale dab xoogan ka dhashey kaas oo kala bar suuqa ka dhigey mid dabku wada gaaro…
Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen Oo Ka Hadlay Tacadiyadda Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Somaliland..
Hargeysa,(Saraar Media)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saaray qoraal kooban oo uu si ba’an ugu naqdiyay hanaanka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ula dhaqmayso saxaafadda madaxabanaan, gaar ahaan Wargeyska Hubaal…
Xildhibaan Cagayare Oo Ku Tilmamay Qado Sharaftii Wasiirka Arrimaha Dibada Shirqool Loo Dhigay Xulka G – Marodi-jeex…..
Hargeysa(Saraar Media) – Ciyaartoyga gobalada Hargeysa iyo Gabiley, ayaa shalay isku faro-saaray hadhimo-sharafeed uu wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar, u sameeyay afarta gobol ee u soo baxay wareega semi-final-ka…
Kulan ayaa Ku Dhex-Maray Xukuumadda Iyo Ururkii Hadhay Ee Xaqsoor Qasriga Madaxtooyadda Somaliland….
Hargeysa(Saraar Media) – Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany) ayaa kulan xarunta madaxtooyadda kula kulmay Guddoomiyihii Urur siyaasadeedkii XAQSOOR Md. Xasan Ciise Jaamac. Kulankaasi ka dib waxa saxaafadda kula hadlay Madaxtooyadda…





















