Sawiro:428 Arday Oo Ka Qalin-jabiyey Jaamacadda “ALPHA University” Ee Magaaladda Hargeysa
Hargeysa, Sabti, 29, Sept, 2012 – Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyay 428 arday oo ka qalin-jabiyey jaamacada ALPHA xarunteeda Hargeysa. Munaasibadan oo ahayd mid…
Daawo: Jaamacada Camuud oo Bilowday Tacliinta Sare ee loo Yaqaan “Master Degree”
Boorama, Arbaco, 19 Sep, 2012 (SM) Jaamacada Camuud ayaa talaabo taariikhi ah hore u qaaday isla markaana habeenimadii xalay ahayd si rasmiya u bilawday taqasusaadka waxbarashada sare ee Master-ta oo dhawr kuliyadood ah….
Unemployment causes more mental health problems among Somalis in London than in Minneapolis (Research)
source; Saturday, September 08, 2012 Unemployment causes more mental health problems among Somalis in London than in Minneapolis Somali immigrants to the UK and USA appear to integrate better and have fewer mental health…
Bandhiga Buugaagta Hargeysa oo Habsami usocda
Hargeysa(SaraarMedia)-Bandhiga Buugaagta Caalamiga oo tirsanaysa sanadkii shanaad ayaa si habsami ah uga socota magaalada Caasimada ah ee Hargeysa. Carwadan buugaagta oo ka qabsoontay Guriga Shaqaalaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa kasoo qayb galay…
Minister Ali Said Raygal will officially launch 5th Hargaisa International Book Fair
Friday 13th July 9.00 – 10.45: opening ceremony 5th Hargeysa International Book Fair Opening of the ceremony: youth from SOCSA will sing the Somaliland national anthem and “Waddinugu waa”. Officially launch of…
Jaamacadda Somaliland ee Camuud ayaa Sanadkan bilaabaysa waxbarashada Masterka iyo PHD
Boorame(SaraarMedia)-Maamulka Sare ee Jaamacada Camuud ayaa maanta ku bushaareeyey inay bilaabayaan waxbarashada jaamacada ee heerka 2aad iyo 3aad (Master degree iyo PHD). Munaasabad lagu qabtay Jaamacada Camuud ayaa dadka loogusoo bandhigay qorshaha ay…
Tarbitada Caruurta Qaybtii 2aad Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil
London(Saraarmedia)-Jimcow waa ciid.nagula nasta inaad dhegaha u raaracisiin Macalinka Diinta Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil,Illlaah Xasanaad ha ugu bedelo.
Daawo Burco oo ay soo gaadhey Maktabada Wareegta
Burco(SaraarMedia)-Akhri waa eraygii ugu horeeyey ee quraanka ku soo dega Rasuulkeena Muxamad (SCWS)
Gobolada Somaliland oo Maktabada wareegtaa safar ku marayso
Sheekh(SaraarMedia)-Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan.Maktabada wareegta oo qayb ka ah carwada caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa oo maalmaha soo socda lagu qaban doono magaaladda Hargeysa, ayaa safar ku tagay magaalada Boorama ee gobolka…
Daawo:Wasiir Duur oo Dhagax dhigay qaybo lagu kordhiyey Jaamacada Golis ee Ceerigaabo
Ceerigaabo(SaraarMedia)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhiyey Jaamacada Golis oo ku taal Magaalada Ceerigaabo.



























