Health
daawo

Shirkada Dahabshiil iyo Shaqsiyaad kale oo Daawooyin ku Wareejiyey Cisbitaalka Hargeisa

Hargeysa Axad, 22 July, 2012 (Saraar Media) Dr. Aadan Beergeel oo ah dhakhtar ku takhasusay Xannuunada Dhimirka iyo qalliinada maskaxda iyo shirkadda Dahabshiil Group, ayaa shalay ku wareejiyay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa 23…

bunka

Cabitaanka Bunka (Coffee) oo Dheereysa Cimriga (Daraasaad)

Cilimi baadhis lagu sameeyey 400 000 (afar boqol oo kun) oo iskugu jira rag iyo dumar da’doodu u dhaxayso 50-71 jir oo bunka aad u caba waxa lagu ogaaday in ay dadka bunka…

amodeo-bambino-geso

Wadnihii ugu Yaraa ee Aadmi sameeyo (Artificial Heart) oo Ilmo yar Badbaadiyey.

Rome(SaraarMedia)-Daqiiqadihii ugu dambeeyey ayay ku guulaysteen in loo fasaxo qaliinkaa Takhaatiirta Rooma inay geliyaan Ilmo yar oo Lix iyo Toban Bilood jirey Wadnihii ugu yaraa ee Bani Aadmi sameeyo kadib markii ay iskaashadeen…

kilyaha

Xaflad Lagu Furayey Qayb cusub oo Cusbitaalka Hargeysa ah oo uu Yaalo Mashiinka Kilyaha Lagu Sifeeyo

Hargeisa (Saraar Media) Xaflada oo si wayn loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgalay Madaxwayne ku xigeen ka Somaliland Md Craxman Saylici Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wasiirada Caafimaadka iyo Maaliyada Gudoomiyahaa Maamul Wanaaga…

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media