Video:Hees Cusub Cabdi Jibaar iyo Nimco Yaasiin “Guul Alle”
Axad, 19 May 2013 (SM) Fanaaniinta caanka ah Nimco Yaasiin iyo Cabdi Jibaar Khaliiji oo soo wada saarey hees cusub oo la magacbaxday Guul Alle heestan oo ah hees aad u macaan oo…
Dhageyso Hees cusub oo Fanaanka Cawale Yare ku caayey Madaxweyne Geele iyo Marwadiisa Khadra Xayd “Djabouti”
Fanaanka caanka ah Cawaale yare ayaa hees cusub oo uu soo saarey ku caayaya Madaxweynaha Djabouti iyo Marwadiisa isla markaana taageera buuxda sii yey xisbiga mucaaradka ah. Halkan ka dhageyso heesta …
Daawo: Dabaal Dagii Ciidii London ee Lagu Qabtey “Ealing Park” (Part One)
London, Jimce, 7 Sept, 2012 (Saraar Media) Waxaan halkan idiinku haynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dabaal degii ciida ee maalintii Axadii ee bishu ahayd 18.08.12. Soomalida ku dhaqan magaalada London ayaa…
Daawo (waa dad gala Abaaloo gudi kara Wanaag) Soo dhaweyntii Sahra Halgan ee London
London(SaraarMedia)-Waxbadan bay Fanaanad,Mujaahid Sahra Halgan timi London iyadoo markasta si kalgacal leh guud ahaanba reer Somaliland usoo dhaweeyeen,waxaadse nala daawataa markii ugu horeysey ee ay soo booqato London iyadoo degan Wadanka Faransiiska.Waxaa labada…
Hees cusub “DHEX YAR” Prince Mahad – Waa Heesta Ugu Duubista Qurux Badan Sanadka 2012
Talaado, 3′da July 2012 London (Saraar Media) Waa hees cusub oo uu soo saaray fanaanka weyn ee laga daba dhacay ee codka macaan waa al fanaan Price Mahad ‘Fanaanka Sanadka 2012 isla markaana…
Daawo Hees Cusub oo uu Soo saarey Fanaanka Caanka ah Faysal Yusuf “Somaliland”
London (Saraar Media) Fanaanka dada yar ee Faysal Yusuf (Faysal Yare) ayaa waxa uu soo saarey hees muuqaal ah oo uu u qaaday Somaliland 18 May’dii sanadkii 2011. Heesta magaceeda waxa la yidhaahdaa…
Daawo Sawirada:Tartanka Heesaha Hirgalay oo Markii ugu Horeysay Lagu Qabtay Dalka Sweden
Sweden (Saraar Media) Waxaa habeenkii xalay ahaa markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada Orebro ee dalka Sweden tartanka heesaha hirgalay, kaasi oo uu qabtay Ururka Somali Idol oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Sweden….
Dhageyso: Fananada Sahra Halgan oo Soo Saartey Hees Cusub oo ay u Qaaday Somaliland
Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo soo saartey hees cusub oo ay u qaaday Somaliland isla markaana ugu tala gashay inay ku damaashaadaan sanadkan dadweynaha reer Somaliland ee u dabaal degaya sanad…
Daawo: Barnaamijka Ka Bogashada Fanka & Suugaanta Waxaa Daadaheynaya Muna Saalax
London (Saraar Media ) Waa Barnaamij Cusub oo ay Saraar Media ku soo kordhisay adeegyadeeda saxaafada barnaamijkan oo la magac baxay Ka Bogashada Fanka waxaana daadiheeya wariye khibrad dheerad ah u leh fanka…
Daawo Heestii Faarah Murtiile iyo Xaawa Kiin (Xilkas)
Kunasta heestii Faarah Murtiile iyo Xaawa Kiin

























