Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qayb Galay Shirka G8 ee London (SAWIRRO)
Madaxweynaha ayaa warbixin kooban ka siiyey David Cameron xaaladda dalka, shirkii Yokohama ee dalka Japan, qorsheyaasha dib u heshiisiinta dalka iyo sidii dowladda UK ay door muhiim ah uga qaadan laheyd shirka Brussels…
Guddoomiyaha UCID Muxuu Ka Yidhi Go’aanka Xukuumaddu Ku Joojisay Xafiis siyaasadeeddka UNSOM
Eng. Faysal Cali Waraabe, oo xalay telefoonka ugu waramay wargeyska DAWAN, isaga oo ku sugan magaaladan Hargeysa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xaaraan ku tilmaamay qorshihii ay Qarrammadda…
Safiirka Somalia ee Qaramada Midoobay oo si Adag uga Hadlay Qadiyada Somalida South Africa
Safiirka Soomaaliya oo sheegay in dalka Koonfur Afrika laga doonayay in ay dadka Afrikaanka ah soo dhaweyso Magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa ka soconaya fadhigii 23aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka ee…
Jubaland seeks talks with Somalia Federal Government
source; Tuesday, June 11, 2013 President of Somalia’s autonomous region Jubaland has said he is ready to engage Federal Government of Somali under Sheikh Hassan Mohamoud. Sheikh Ahmed Madobe said the self-declared…
Raysal Wasare Saacid “La isagama harayo in dagaallo la Huriyo dhiigga shacabkana macno-darro lagu daadiyo”
“Dagaalladii Kismaayo ka dhacayay waxay ahaayeen kuwo aan xaq ahayn, hubaalna ay tahay inaan lagu gaari karin xal” Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay inaan la isaga hari doonin hurinta colaad…
Madaxweynaha Somalia oo la Kulmay Madaxweynaha Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Kenya Uhuru Keyatta ayaa kulan ku yeeshay shalay oo Talaado ahayd madaxtooyada Kenya, kaasoo ay labada mas’uul uga hadleen xiriirka labada dal u dhexeeya. Kulankan oo…
Egyptian politicians are embarrassed after being caught suggesting hostile acts against Ethiopia
Egyptian politicians are embarrassed after being caught suggesting hostile acts against Ethiopia to stop it from building a dam across the Blue Nile. They were inadvertently heard on live TV proposing military action…
Madaxweynaha Somalia oo ka codsaday Xoghayaha Qaramada Midoobay in la Xidho Xafiiska ay ku Leeyihiin Somaliland & Puntland
Madaxweynaha Somalia oo ka codsaday Xoghayaha Qaramada Midoobay in la Xidho Xafiiska ay ku Leeyihiin Somaliland. Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon…
Madaxweynaha Somalia oo u Calaacalay Kenya
Kismaanyo waxaa haysta kooxo beeleedyo doonaya inay halkaas ka sameystaan maamullo iyaga u gaar ah. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu aysan kula dagaalsanay Kenyan xal u helidda ammaanka iyo…






















