Shirkada Dahabshiil Group oo 500 Neef u Qaybisay Cisbitaalada 20 Magaalo isku Mar
Hargiesa Axad 5 Aug 2012 (Saraar Media) Shirkada Dahabshiil Group oo mar walba looga bartey inay taakulayso bulshada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto caalamka ayaa waxa ay bisha ramadaan ku taageertey xoolo nool…
Agaasimaha Guud ee Shirkada Dahabshiil oo Sharaxay Fursadaha Maalgashiga iyo Kaalinta Dahabshiil
Hargeysa, Talaado 17 July 2012 (Saraar Media)- Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa si ballaadhan sharraxaad uga bixiyey fursadaha maal-gashi ee ku dihin Somaliland, una baahan in hanti loo…
Daawo:Hutel iyo Wershed soo saaraysa waxyaabaha Daqiiqda laga sameeyo (Bakery) oo laga furay Burco
Burco(SaraarMedia)-Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Md Cabdo Aayir ayaa maanta Wershed soo saari doonta cuntooyinka laga sameeyo Daqiiqda ka furay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka.
Dahabshiil Co oo Beeniyey Iibsashada Shirkada TELCOM
Hargeysa(SaraarMedia)-War saxaafadeed uu maanta soo saaray Xafiiska Guud ee Shirkada Dahabshiib oo ku yaala magaalada Hargeysa ayay shirkadu ku cadaysay inaanay shaqo ku lahayn warar ayaamahanba laysla dhex marayey.War Saxaafadeedkaasi wuxuu yidhi sidan;…
Dhageyso:13 Reer Somalilnd ah oo ku guuleystey $1ml oo u tartamay maalgelinta USAID.
Hargeisa (Saraar Media) Xaflada lagu shaacinayey dadka ku guuleystey tartan ka mashaariicda ay maal galinayso Hay’ada USAID ayaa waxaa lagu soo bandhigey 13 qof ama ururo ku guuleysatay tartankan maal galinta ganacsiga Somaliland…
Shirkadda Dahabshiil oo Marti-qaad kaga Qeyb-gashay Shir-madaxeedka Bangiga Horumarinta Afrika
Caruusha (Saraar Media)- Shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil ayaa ka qaybgashay shir caalami ah oo uu qabtay Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank), kaas oo lagaga hadlay arrimo la xidhiidha dhaqaalaha iyo horumarinta…
Shirkada Somtel oo Soo Kordhisay Adeeg Cusub oo Layidhaahdo “DALMAR”
Hargaysa(Saraar Media)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee somtel ayaa maanta soo bandhigay Adeegyo Cusub iyo Qaarkale oo dib u Habayn Lagu sameeyay Shir jaraa,id oo ay Maanta Ku qabteen Xarunta shirkadda Somtel . Masuuliyiinta Shirkadda…
Google oo ka qaatay Liisanka Gawaadhida iswada gobolka Nevada ee Maraykanka.
London(SaraarMedia)-Gaadhiyada iswadaa dhakhsay udhaboobayaan wadooyinka gobolka Nevada,kadib markii gobolku meel mariyey sharciga gawaadhida iswada.Gaadhiga ugu horeeya ee wadooyinka waaweyn mari doonaa ayaa wuxuu noqonayaa Toyota Parius oo uu wax ka bedeley kembeniga Google….
Air Bus order’s safeguards UK jobs,says David Cameron.
David Cameron today welcomed a £326m order for Airbus from an Indonesian airline. Garuda is to buy 11 A330 planes, shoring up thousands of jobs in the UK. The announcement came as…
Abu Dhabi sells stake in Tesla electric car firm
State owned power supplier Abu Dhabi National Energy (TAQA) has sold its 7% stake in US electric carmaker Tesla. TAQA, three-quarter owned by the government, said it made a profit of $113m (£71m)…




























