FIFA delegation shows satisfaction at the end of Djibouti tour
FIFA Press release Sunday, May 19, 2013 A high profile delegation of four strong development officers from the world football governing body FIFA has concluded a five-day long assessment trip to the horn…
Dhageyso Hees cusub oo Fanaanka Cawale Yare ku caayey Madaxweyne Geele iyo Marwadiisa Khadra Xayd “Djabouti”
Fanaanka caanka ah Cawaale yare ayaa hees cusub oo uu soo saarey ku caayaya Madaxweynaha Djabouti iyo Marwadiisa isla markaana taageera buuxda sii yey xisbiga mucaaradka ah. Halkan ka dhageyso heesta …
Wasiirka Awqaafta Djabouti oo u Hambalyeeyey Raysal Wasaaraha Cusub Somalia
Halkan ka daawo wasiirka awqaafta Jabuuti oo u hambalyeeyey raysal wasaaraha cusub ee dalka Somalia source HCTV
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo sheegay in dalkiisu uu gacan ka geysanayo nabad kusoo celinta dalka Soomaaliya
Isniin, Ogoosto 06, 2012 (Saraar Media) — Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay shabakad dalka Jabuuti laga leeyahay oo lagu magacaabo Djibouti’s La Nation…
Madaxweynaha Jabuuti oo Dhagax dhigay Wado isku xidhidoonta Jabuuti iyo Somaliland
Jabuuti(SaraarMedia)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta Dhagax dhigay wado isku xidhi doonta Jabuuti iyo Somaliland taasoo kor u qaadi doonta dhinaca Dhaqaalaha labada dal.Wadadani waxay kordhin doontaa isu socodka labada…
Sarkaal reer Jabuuti ah oo loo magacaabay Afhayeenka AMISOM ee Somaliya
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa yeeshay afhayeen cusub oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Jabuuti ee ku sugan Soomaaliya, isagoo howsha kala wareegi doona afhayeenkii hore ee AMISOM Col. Paddy Ankunda oo…
Dawlada Jabuuti oo 450tan oo Mucaawino ah soo gaadhsiisey Abaaraha Galbeedka SL+Daawo Mahadnaqa SL
Saylac(SaraarMedia)-Waxaa maanta soo gaadhey dadka abaaruhu saameeyeen Galbeedka Somaliland deeqdii ugu horeysey ee ka timaada debeda Somaliland. Deeqdan raashinka ah ee ay dawlada Jabuuti soo dirtay oo dhamayd 450 tan ayaa saarnayd 15…
Madaxweynaha Jabuuti oo Maalintooda Xorriyada Eebe u baryey inay Soomaliya Degto
Jabuuti(SaraarMedia)-Madaxweynaha Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta oo ay u dabaaldegayeen maalintii ay xoriyadooda ka qaateen Gumaystihii Farnsiiska oo ay kasoo wareegtey 35 Sanadood Illahay uga baryey in Soomaliya noqoto Qaran nabad…
Dalka Djabouti oo Ogalaaday in Passport Somaliland Lagu Galo Dalkeeda
Hargeisa:Talaado 05.06.12 (Saraar Media) Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa manta soo saaray wareegto uu Laamaha Socdaalka Dalkiisa ku Amrayo inay Fiiseeyaan Passport Somaliland-ka si dalkiisa loogu soo geli karo Warkan oo…
Raysalwasaare Dileyte oo si niyadsan usoo dhoweeyey Dhiggiisa Saylici
Jabuuti(SaraarMedia)- Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti Dillayte Maxamed Dillayte oo horkacaya raxan golaha Wasiiraddiisa ah ayaa saaka si diiran ugu soo dhaweeyay madaarka dalkiisa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu…




























