Shan Qof oo lagu Diley Magaalada Gaarisa iyo Xerada Qaxootiga "Kenya"
Gaarisa, May 23, 2013 (SM) — Shan qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay xalay degmada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya iyo xerada IFO oo ka mid ah xeryaha dhadhaab ee dalka…
Xildhibaanadii Mooshinka Geeyey Baarlamanka Somalia oo Qaarkood ka Noqdeen
Muqdisho, May 21, 2013 (SM) — Xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa qaarkood sheegay inay ka laabteen go’aankaas, iyagoo xusay inay u tanaasuleen danta dalka, dadka iyo diinta…
Dhageyso: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabey Hadalkii Madaxweynaha Somalia
Hargeisa, 20 May 2013 (SM) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Alioo jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay madaxweynaha dawlada somalia kaas uu ku tilmaamay qaran nimada somaliland inay thay caadifad. Idaacada…
Doorashada Golayaasha Deegaanka ee Puntland oo mar kale dib loo dhigay Muddo Shan iyo Toban Maalmood ah
Garoowe, May 20, 2013 (SM) — Waxaa dib loo dhigay wakhtiga ay Puntland ka qabsoomi doonto doorashada goleyaasha deegaanka, kaasoo horay ay guddiga KMG ah ee doorashooyinku shaaciyeen inuu ku beegan yahay 30-ka…
Dawlada Somalia oo Jawaab ka Bixisay Xayiraadii Somaliland ku soo Rogtey Diyaaradaha Q.Midoobey
Muqdisho; Axad, 19 May 2013 (SM) Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartey warsaxaafadeed ay kaga hadlayso xayiraadii ay dawlada Somaliland ku soo rogtey duulimaadyada hay’da Qaramada Midoobey ku tagi jireen magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera….
Gudi ka Socda Ururka IGAD oo Dhex Dhexaadin ka Wada Arinta Jubooyinka
Kismanyo: May 19, 2013 (SM) – Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya xubin ka tahay ayaa isku dayaya inay isu soo dhaweeyaan dhinacyada ku lugta leh, khilaafka siyaasadeed ee ka…
Seychelles cells: “The Somali pirates ‘jailed in paradise’
Source; Sunday 19 May 2013 There are more than 1,000 convicted Somali pirates in prisons around the world. Some of them end up in a UN-funded jail on the tiny island nation of…
Kenyan President seeks Nigeria’s intervention in solving Somalia’s problem
Source Premium Times Saturday, May 18, 2013 The President of Kenya, Uhuru Kenyatta, has requested Nigeria’s help in finding an African solution to the Somali crisis, which he said, had spilled into Kenya….
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Gooni-isku-taagga Somaliland Iyo Jubooyinka
Muqdisho, May 18, 2013 (SM) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay…
Suspected Somali pirates’ accountant arrested in Germany
Source; The Telegraph, 2:49PM BST 14 May 2013 Every child knows that a pirate needs a cutlass and an eyepatch, but it turns out there’s one more accessory no self-respecting buccaneer would take to…




























