Somaliland
xirsi 32

Dhageyso: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabey Hadalkii Madaxweynaha Somalia

Hargeisa, 20 May 2013 (SM) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Alioo jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay madaxweynaha dawlada somalia kaas uu ku tilmaamay qaran nimada somaliland inay thay caadifad. Idaacada…

Ethiopian Foreign Minister Hailemariam Desalegn visits Egypt

Raysal Wasaaraha Ethiopia Mr Hailemariam oo Sheegey inay ka Caawin doonan Somaliland xaga Ciidamada

Addis Ababa, 20 May 2013 (SM)- Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalgne ayaa sheegay in dawladda Somaliland uu ka dhexeeyo iskaashi dhinaca nabadgelyada ah, isla markaana labada dal ay ka wada shaqaynayaan sidii…

Somaliland-and-Somalia-Flags-1

Dawlada Somalia oo Jawaab ka Bixisay Xayiraadii Somaliland ku soo Rogtey Diyaaradaha Q.Midoobey

Muqdisho; Axad, 19 May 2013 (SM) Dowladda Soomaaliya  ayaa soo saartey warsaxaafadeed ay kaga hadlayso xayiraadii ay dawlada Somaliland ku soo rogtey duulimaadyada hay’da Qaramada Midoobey ku tagi jireen magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera….

silaannayo 18 may 2013 saraarmedia

Lafo-gurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee 22-guuradda Madax-banaanida Somaliland

Hargeysa, 19 May 2013 (SM) Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu maanta ka jeediyay munaasibadii 22-guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland, Waxay ahayd khudbad adag oo…

Somaliland_18 may saraar media

Qudbadii Madaxweynaha JSL Mudane Ahmed Siilanyo ee 18 May 2013

Hargiesa, 18 May 2013, (SM) Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Maxamuud Siilaanyo oo ka jeediyey qudbad dheer oo qiiro leh isla markaana ka hadlaysa qadiyada somaliland halkan hoose ka dhagayso qudbadii oo dhamaystiran.  …

xasan somal pres

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Gooni-isku-taagga Somaliland Iyo Jubooyinka

Muqdisho, May 18, 2013 (SM) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay…

IMG_9897

Daawo Sawiro:Dabaal Daga Xuska 18 May oo Hada Si toos ah uga socota London

London, 18 May 2013 (SM) Dhamaan caalamka oo dhan waxaa looga dabaal dagayey xuska maalinta gooni isutaaga Somaliland  18 May hadaba waxaa hada si toos ah uga socota garoon weyn oo kubada lagu…

XUSKA_ 18 may berbera

Daawo Video; Xuska Maalinta 18 May 2013 Berbera

Berbera, 18 May 203 (SM) halkan ka daawo sida looga dabaal dagey magaalada Berbera isla markaana iyagu wacdaro ka muujiyey sanandkan oo ku dabaal dagey doonyo iyo laashash oo aad u quruxbadnaa  …

18-may saraarmedia

Daawo Sawirada Qaar ka mid ah Dabaal Daga Xuska 18 May 2013

Hargeisa, 18 May 2013 Saraar Media; Maanta oo si weyn looga dabaal dagay maalinta xuska madaxbanaanida Somaliland ayaa waxa ay ka wada dhaycay magaalooyinka iyo gobolada somaliland oo dhan xaflado si heer sare…

18 may harg

Watch Video: Aljazira reports Live 18 May “Somaliland marks 22 years of independence”

Sourcre; aljazeera 18 May 2012 Hargeisa Citizens and leaders in the autonomous region of Somalia say they are historically and politically a separate country. People in Somaliland are marking 22 years of self-declared…

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media