News
woolwich uk

Man killed on Terror Attack on London Street (Woolwich)

Source; 22 May 2013 A man suspected of staging a terrorist attack that left a British soldier dead near a military barracks in London, was caught on camera clutching a meat cleaver and knife…

uk woolich

Video + Pictures: 2 Nin oo Faash ku Qalay Askari reer London ah Xaafada Woolwich

London; 22 May 2013 (SM) Askari ku labisan direyska ciidanka milateriga dalka UK ayaa maanta lagu gawracay suuqa dhexdiisa xaafad ka mid ah magaalada London oo lagu magacaabo Woolwich oo ku taala dhinaca…

IMG_0040

Cod + Sawiro: Safiirka Midowga Yurub ee Somaliland & Somalia oo Booqasho ku Yimi Somaliland Lana Kulmay Mudane Siilanyo

Hargeysa; 21 May 2013 (SM)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka midowga Yurub u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Michele Cervone d’Urso. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga…

xildhibaano

Xildhibaanadii Mooshinka Geeyey Baarlamanka Somalia oo Qaarkood ka Noqdeen

Muqdisho, May 21, 2013 (SM) — Xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa qaarkood sheegay inay ka laabteen go’aankaas, iyagoo xusay inay u tanaasuleen danta dalka, dadka iyo diinta…

kenya

Pictures: Amina Mohammed sworn in Kenya’s Foreign Affairs Cabinet Secretary

Source; Standard kenya Monday, May 20, 2013 Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed has been sworn in. Abdalla was out of the country when other Cabinet Secretaries were sworn in last week. Secretary…

xirsi 32

Dhageyso: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabey Hadalkii Madaxweynaha Somalia

Hargeisa, 20 May 2013 (SM) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xasan Alioo jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay madaxweynaha dawlada somalia kaas uu ku tilmaamay qaran nimada somaliland inay thay caadifad. Idaacada…

Puntland flag

Doorashada Golayaasha Deegaanka ee Puntland oo mar kale dib loo dhigay Muddo Shan iyo Toban Maalmood ah

Garoowe, May 20, 2013 (SM) — Waxaa dib loo dhigay wakhtiga ay Puntland ka qabsoomi doonto doorashada goleyaasha deegaanka, kaasoo horay ay guddiga KMG ah ee doorashooyinku shaaciyeen inuu ku beegan yahay 30-ka…

Ethiopian Foreign Minister Hailemariam Desalegn visits Egypt

Raysal Wasaaraha Ethiopia Mr Hailemariam oo Sheegey inay ka Caawin doonan Somaliland xaga Ciidamada

Addis Ababa, 20 May 2013 (SM)- Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalgne ayaa sheegay in dawladda Somaliland uu ka dhexeeyo iskaashi dhinaca nabadgelyada ah, isla markaana labada dal ay ka wada shaqaynayaan sidii…

FIFA Delegation djabouti saraarmedia

FIFA delegation shows satisfaction at the end of Djibouti tour

FIFA Press release Sunday, May 19, 2013 A high profile delegation of four strong development officers from the world football governing body FIFA has concluded a five-day long assessment trip to the horn…

Somaliland-and-Somalia-Flags-1

Dawlada Somalia oo Jawaab ka Bixisay Xayiraadii Somaliland ku soo Rogtey Diyaaradaha Q.Midoobey

Muqdisho; Axad, 19 May 2013 (SM) Dowladda Soomaaliya  ayaa soo saartey warsaxaafadeed ay kaga hadlayso xayiraadii ay dawlada Somaliland ku soo rogtey duulimaadyada hay’da Qaramada Midoobey ku tagi jireen magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera….

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media