Daawo Heestii Dalxiis iyo Nimco Yasin & Nuur Daalacay
Halkan ka daawo hees macaan oo ay si talan taali ah u wada qaadayaan fanaaniinta Nimco Yasin iyo Nuur Daalacay heestan magaceeda waxaa la yidhaahdaa Dalxiis waxayna ka sheekeynaysaa dhamaan gobolada somaliland.




























