B Tarabi
bookfair

Habeenkii ugu xiisaha badnaa Bandhiga Buugaagta Hargeysa iyo Abaalmarino la bixiyey

Hargeysa(SaraarMedia)-Waxaa habeenkii xalay ahaa ka bilaabmay Barnaamij ka mid ah Barnaamijyada kala duwan ee ku dhex jira Hargeysa Book Fair oo Sanadkiiba mar ka qabsooma Magaalada Hargeysa. Barnaamijka la yidhaahdo Sheeko iyo Shaahid…

Maxamed-Axmed-Kuluc

Halgamaa Fanaan Maxamed A Kuluc oo Dowlada Somaliland iyo Qoyskiisu Xaalad caafimaad ugeeyeen Jabuuti

Jabuuti(SaraarMedia)-Fanaanka weyn ee Maxamed Axmed Kuluc oo ayaamahan xanuunsanayey ayaa maanta xaalad Caafimaad loogu qaaday wadanka Jabuuti. Afhayeenka Madaxtooyada ee Somaliland C/laahi Cukuse ayaa Saxaafada u sheegay in Fanaan Maxamed Axmed maanta laga…

say

Daawo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka warbixiyey Abaaraha Galbeedka SL

Hargeysa(SaraarMedia)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdillahi Saylici ayaa ka war bixiyey Abaaraha Galbeedka Somaliland kadib markii uu kasoo noqday kormeer kuurgal ah oo uu ku tegey Gobolada Salal iyo Awdal. (0/5)

Sadaqa-Jariah1

Ra’yi-Walaalaheena Tabaalaysan ee Galbeedka Somaliland sida aynu u caawin karo(by Max’ed Biiti)

Salaama Calaykum.Dhamaan walaalaha Somaliland ee isugu jira Shacab iyo Dawlad,Qurbe joog iyo kuwa gudaha wadanka joogaba waxaa maanta inagu waajib ah inaynu si aan loo kala hadhin ugu gurmano Walaalaheen,iyadoo qofba wax ku…

bur

Daawo Dad dowladu ka dalbatay inay ka guuraan Madaarka Burco oo u cabanaya Dowlada

Burco(SaraarMedia)-Dadkan ayaa ah wadaniyiin mudo dheer ku noolaa Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Burco,iyadoo wasiirka Duulimaadyada iyo Hawadu ka codsaday inay baneeyaan iyo dadkii oo aan meelay uguuraan haysan. (0/5)

saylici-300x199

Weftigii Madaxweyne Ku xigeenka Oo qeylo-dhaan dhiilo leh ka soo saaray Abaaraha Awdal iyo Salal

Weftigii uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici) oo muddo afar maalmood ah socdaal ay ugu kuur gelayaan baaxada abaarta ka jirta deegaanada Awdal iyo Salal ayaa maanta dib…

Daawo Maroodi waashay oo dhimashada dhowr qof sababay

Delhi(saraarMedia)-Maroodi laysugusoo baxay inay dadku madadaalo u daawadaan oo Murugo daawasho iyo baqdin xoogleh dhalisay. (0/5)

x1

Gudoomiyaha Xaqsoor oo sheegay inuu bedeley wejigii Siyaasada Somaliland

Hargeysa(SaraarMedia)-Gudoomiyaha Ururka Siyaasiga ah ee Xaqsoor Mudane Xasan Ciise Jaamac oo maanta ka hadlayey munaasabad Ururkiisu kusoo bandhigay mar keliya 11 musharax oo uga qayb gelidoona doorashooyinka Golaha Degaanka ayaa sheegay inuu durtaba…

2

Bandhiga Buugaagta Hargeysa oo Habsami usocda

Hargeysa(SaraarMedia)-Bandhiga Buugaagta Caalamiga oo tirsanaysa sanadkii shanaad ayaa si habsami ah uga socota magaalada Caasimada ah ee Hargeysa. Carwadan buugaagta oo ka qabsoontay Guriga Shaqaalaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa kasoo qayb galay…

carwo-1

Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo kuurgal u tegey Abaaraha Galbeedka

Boorama(SaraarMedia)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Eng C/laahi Saylici ayaa kormeer kuurgal ah kusoo maray Gobolada Galbeedka Somaliland ee Abaaruhu ku dhufteen. (0/5)

Saraar Media © 2013 All Rights Reserved

East African Media Centre

Designed by Saraar Media

Powered by Saraar Media