Sawiro Isbadelaya

Wareysi ay BBC du la yeelatay Khadra Cige oo Ka Tirsan Gudida England ee U Olaleeya Ciyaaraha Aduunka

London (Saraar Media) Dhawaan waxaa Ingiriiska booqasho ku yimid xubno ka socday xiriirka kubadda cagta ee adduunka FIFA oo qiimeynayay xaaladda garoomada cayaaraha ee England oo ka mid ah wadamada u tartamaya inay martigeliyaan cayaaraha Sii Akhri

Kadra Ege – The face of England’s world cup bid team in a penalty shoot out with FIFA inspectors

England 2018 launched the opening day of their FIFA inspection with a Downing Street reception where the deputy Prime Minister called the World Cup bid “unbeatable” but with Sepp Blatter issuing comments that serve as Sii Akhri

Wariye ka tirsanaa Idaacada Daljir ee magaalada Gaalkacyo oo xalay la dilay

Gaalkacayo (Saraar Media) Wararka laga hellayo magaalada Gaalkacyo ee goballka Mudug ayaa sheegaya in xalay fiidkii hore lagu dillay xaafada Garsoor Wariye ka tirsnaa Idaacada Daljir kaa oo lagu magacaabi jirray C/qaadir Cumar Geeddi. Dilka Sii Akhri

Koox looga Shakisanyahay inay Ka dambeeyeen Dilkii Taliyaha ciidanka Asluubta lascanod oo la qab qabtay iyo maamulka gobolka oo ka Hadal

Laascaanood (Saraar Media) guddoomiyaha gobolka sool cabdilaahi jamac diiriye ayaa goordhawayd shir jaraa,id oo uu ku qabtay magaaladda lascanod ee xarunta waxa uu ku sheegay inay Falkii Xalay lagu dilay Taliyihii ciidanka Asluubta Cabdi ciise Sii Akhri

Maxaa Kala Qabsaday Wasiirka Kalluumaysiga iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Qaybgalay Xil-wareejintii Maareeyaha Dekadda

Berbera (Saraar Media):- Maareeyaha cusub ee Dekedda Berbera Mr. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa shalay si rasmi ah xilka ugala wareegay maareeyihii muddada 18-ka sanno ah soo maamulayay Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor). Munaasibadda Sii Akhri

Munaasabad Casho Sharaf ah oo loo Sameeyay Dhalinyaraddii uu Dhawaan Madaxwayne Siilaanyo u Magacaabay Xilalka Culculus, oo uu ka mid ahaa Safiirka Somaliland ee Dalka itoobiya.

Hargeisa (Saraar Media) Xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayay Dhalinyarada reer Somaliland ee Dhawaan Madaxwayne siilaanyo u Magacaabay Xilalka kala duwan ee Qaranka Somaliland ayaa Xalay lagu Qabtay Hotel summer time ee magaalada hargeisa. Xafladaasi Sii Akhri

Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Sool Oo Shalay Lagu Diley Magaalada Laascaanood

Laascaanood (Saraar Media)- Waxaa shalay Dil Toogasho ah lagu dilay magaalo madaxada Gobolka Sool ee Laascanood taliyihii ciidamada Asluubta ee Gobolkaasi Cabdi Ciise Nuur ilaa hada lama garanayo cid ka danabaysay dilka talayaha ciidmada Asluubta Sii Akhri

War saxaafadeed Xisbiga UDUB oo Sheegay In Xadhig iyo Caga Jugleyn loo geystay madaxda Xisbiga UDUB ee Gobola Awdal

UDUB Xisbiga Dimoqraadiga Ummada Bahooday Xafiiska Siyaasada. War saxaafadeed Xadhig iyo Caga Jugleyn loo geystay madaxda Xisbiga UDUB ee Gobola Awdal Ref:      UDUB/XS/F-4/10                                                                     Date 31/08/10 wax ruqsad ah oo loo weydiistay maxkamad xalaalaysa xadhiga Sii Akhri

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Muxuu Ka Yidhi Shirkada SOMCABLE Ee Qandaraaska Loo Siiyey Keenista Somaliland Ee Cable-ka Badda Hoos Mara

Hargiesa (Saraar Media) “Anagu wakhtigan maanta ee xukuumadu cusubtahay waxaan go aansanay in aanu siino wakhti ay isku hagaajiyaan oo aanu eegno . Laakiin mawqifkayaga ku aadan kaybalka kootada loogu xidhay shirkad gaar ah waanagii Sii Akhri

Hotel Casri ah Oo laga Furay Hargeisa (Deero Hotel)

Hargeysa (Saraar Media) -Iyada oo ay ballaadhanayso magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, isla markaana  dalka guud ahaan ay ku badanayaan hotelada waaweyni ayaa waxaa dhowaan laga furay badhtamaha magaalada Hargeysa Hotel caalami ah oo ay Sii Akhri

Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Faro Cididood Kaga Badbaaday Weerar Dil Ah Oo Lagu Soo Qaaday Iyo Baastolad Uu Isku Difaacay Oo Dhaawacday Qof Rayid Ah

“Nimanka I Soo Weeraray Waxay Ahaayeen 8 Nin, Saacaduna Waxay Ahayd (6:00) Anigoo Afurkii Ku Sii Socda Ayuu Weeraku Igu Qabsaday Istaanka Basas-Ka Kililka Ee Suuqa, Waxayna Ahaayeen Dadkii Tuugta Ahaa Ee La Soo Daayey”C/rashiid Sii Akhri

Madaxweyne Siilanyo Oo Kulan Lagaga Tashanayo Doorashooyinka Golaha Deegaanka La Yeeshay Hogaanka Xisbiyada, Golaha Wakiilada, Golaha Guurtida iyo Komishinka Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Email: afhayeenka_jsl@yahoo.com Date: 30/08/2010 War-Saxaafadeed Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha JSL, madaxweyne ku xigeenka, Shir-guddonada Sii Akhri

URURKA TOGDHEER ABROAD ASSOCIATION GROUP (TAAG) OO FADHIGIISU YAHAY CARIGA MARAYKAN KA OO DEEQ LACAGA SOO GAADH SIIYEY JAMCADA BURCO

Burco (Saraar Media)- urka dhalinyarada reer togdheer ee north america oo magaciisa marka la soo gabiyo loo yaqaano (TAAG) ayaa deeq lacageed oo dhan  $ 3,250  waxayna gudddoonsiiyeen Gudiga Jamacada Burco. Ururkan oo ah urur samafal lana aasaasay dabayaaqadii sanadkii 2009 Sii Akhri

Daawo Muxaadarooyin kala duwan

© 2009 Saraar Media East African Media Centre Suffusion WordPress theme by Sayontan Sinha
Content Protected Using Blog Protector By: PcDrome.